Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Heshiiskii Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)

Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo ka horyimid Heshiiskii Ahlusunna & Galmudug (dhegayso)

Qaar ka mid ah Xildhibaanada barlamaanka maamulka Galmudug oo shir Jaraa’id qabtay ayaa kasoo horjeestay heshiiskii ay kala saxiixdeen Galmug iyo ahlusunna,kaas oo caawa kadhacay Xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin heshiiska caawa lasaxiixay islamarkaana ay ka digayaan dhibaatada katimaada heshiiskaas waa siday hadalka udhigeeen.

Xildhibaanada ayaa sheegay inaysan Galmudug u cuntamin heshiiskaan,isla markaana Xildhibaan ka ahaan Fadhi an caadi ahayn ka yeelan donaan Heshiiskaas.

Hoos kadhegays Codadka Xildhibaanada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com