Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mida Gollaha wakiilada Puntland ayaa sheegay inuu sax yahay go’aanka Baarlamaanku ay ka qaadatay heshiiskii DP World iyo kuwa kale .
waxaa uu tilmaamay inay waajib ku tahay Dawladda dhexe iyo Maamulada Dalka inay tixgelinayaan go’aanka ayna dhaqan-gelliyaan .
Axmed Sheekeeye ayay u warramay.
COMMENTS
Go.aan masiiri ah weeye.
DP world out