Xildhibaanada Maamulka Galmudug baa kahoimid hannaanka loo wajahayo wadahadalka la rabo in lala galo maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca.
Warbixin Arrintaas ku saabsan waxaa istudiyaha Daljir Caabudwaaq inoogu diyaariyay wariyaheena Cumar Lakiman.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS