Xildhibaanada Golaha Degaanka Demadda Goldogob oo Kalsoonidi kala laabtay Gudoomiyihii Degmadda (dhegayso)

Xildhibaanada Golaha Degaanka Demadda Goldogob oo Kalsoonidi kala laabtay Gudoomiyihii Degmadda (dhegayso)

Qaar ka mid ah xubnaha gollaha degaanaka ayaa Maanta ku dhawaaqay inay kalsoonidii kala laabten Gudooomiyihii golaha degaanka degmadda galdogob ee Gobalka Mudug Ayaxle faarax Maxmed .

Cabdi salaan cisaman (Xiig) oo ka mid ah golaha degaanka degmadda gaar ahana ka tirsan gudiga arimahabulshada ayaa radio daljir uga waramay waxaabaha ay u cuskaden xil ka qaadista gudooiyaha degmada oo ay ku eedeeyeen.

Dhinaca kale gudoomiye ku xigeenka gobolka mudug iyo Gudoomiyaha ay xilka ka qaadeen xildhibanada oo aanu laxiriirnay ayaa ka gaabsday inay ka jawaaban hadalka xubnaha golaha deganka galdogob

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo Ku Sugan Xarunta Daljir Garowe ayaa Waraystay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com