Xildhibaanada labada Aqal BJFS oo ansixiyey xeerka dhismaha guddiga Doorashooyinka

Xildhibaanada labada Aqal BJFS oo ansixiyey xeerka dhismaha guddiga Doorashooyinka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta xarunta Villa Hargeysa kulan wadajir ah ku yeeshay ayaa ansixiyay xeerka dhismaha guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.

Baarlamaanka ayaa xeerkaan ku ansixiyey cod aqlabiyad ah, waxaana ogolaatay in la ansixiyo 173 Xildhibaan, mana jirin Xildhibaan diiday ama ka aamusay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com