Xildhibaannada Digil & Mirifle oo ka baxay Kulanka Baarlamaanka kuna dhawaaqay Go’aan

Xildhibaannada Digil & Mirifle oo ka baxay Kulanka Baarlamaanka kuna dhawaaqay Go’aan

In ka badan 50 Xildhibaan oo ah kuwa Digil iyo Mirifle ku Matala Dowladda oo shir degdeg ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa isla gartey tallaabada ay qaadayaan haddii 24-saac gudahooda lagu soo magacaabi waayo Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo Beeshooda ah.

Kulankan aan caadiga ahayn oo muujinaya in dalka uu galay xaalada siyaasadeed xasaasi ah ayaa waxa uu imaanayaa xilli Xildhibaanada, Wasiirada iyo Madax kaleed u dhashey beesha direed ishor taageen magacaabistii lagu wadey.

Xalay ayuu soo baxay Warka ah in la magacaabayo Ra’iisul Wasaare kuxigeen labaad oo dalka uu yeesho, hayee taasi ay ka gadoodeen Xikdhibaannada Beesha Direed.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa hortaalla Xujo adag oo ah in uu kala doorto Beelaha Dir iyo Digil iyo Mirifle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com