Xildhibaano katirsan barlamaanka Dowladda Puntland ayaa sheegay in Shirkadda Xawiladda lacagta ee Dahabshiil ay Somaliland ku tageerayso dhaqaalaha lagu galayo Dagaalka Tukaraq ,iyago sheegay in taas aysan marnaba u dul qaadan doonin.
Arrimahas waxaa ka hadlay oo beeniyaay maamulka Shirkadda Dahabshiil iyago sheegay in shirkadda Dahabshiil wax shaqo ah aysan kulahayn Arrimaha siyaasadda ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Qeybta Magaaladda Boosaaso Yaasin Beeldaaje oo Radio Daljir la hadlay ayaa sheegay in warkaas uu yahay Mid an waxba kajirrin.
COMMENTS