Xildhibaan Sakariye Xaaji Xasan oo kamid ah Baarlamaanka Dawlada
Faderaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay kulan lagu taageerayo Baaqii
Nabadeed ee Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Xeraale.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray
COMMENTS