Xildhibaano ka hadlay wadahadaladda Somaliland iyo dowaladda Somaaliya

Xildhibaano ka hadlay wadahadaladda Somaliland iyo dowaladda Somaaliya

Xildhibaano ka tirsan Aqalka sare agaar ahaan kuwa kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee soomaaliland ayaa waxaa ay ka hadleen wada-hadallada Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga furmay Wadanka Jabuuti.

Senator Nuura Faarax Jaamac oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare lana hadashay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegtay in wada-hadaladaas ay ahaayeen kuwo u baahnaa in waqti hore la qabto.

Waxaa ay sheegtay in wada-hadallada Jabuuti ay yihiin mid ay olole doorasho ka dhiganayaan Madaxda Dowladda Fedearalka Soomaaliya gaar ahaan Madaxweyne farmaajo,isla markaana iyada siyaasado ay ka baqeysay a soo baxeen.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com