Xildhibaano kale oo Kismaayo maanta lagu dhaariyay (daawo)

Xildhibaano kale oo  Kismaayo maanta lagu dhaariyay (daawo)

Garabka lamagac baxay Golaha isbadal doonka Jubaland ayaa goor maanta waxa ay dhaariyeen Xidhibaanadii ay soo xuleen odayaasha dhaqanka oo gaarayay ilaa iyo 45 Xildhibaan.

madasha ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaano katirsan baarlamaanka labada Aqal ee Soomaaliya, wasiiro iyo xildhibaano katirsan maamulka Axmed Madoobe iyo qurba joog.

Shalay guddiga doorashada jubaland ayaa sidan oo kale waxa ay dhaariyeen 75 xubnood oo ay soo xuleen odashaayasha dhaqanka ee taabacsan garabka Axmed Madoobe.

khlifaaka ayaa cirka isku shareeray, dowladduna ilaa iyo haatan kama aysan hadlin.

Hadaba Afhayeenka golaha dhaqanka Jubaland Nabdoon Cabdi Colow Cumar Sugule ayaa wariye Xasan Heykal oo Qardho kusugan waxa uu Xildhibaanada ay dhaariyeen maanta.
Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com