Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa ka qeyb-galay xiritaanka Barnaamijka Tartan Aqooneedka Tartan iyo Tacliin ee loo qabtay Dugsiyadda sare ee Puntland.
Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ayaa waxaa ku wehlinayey masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dawladda, waalidiin iyo aqoonyahano.
COMMENTS