Xildhibaano katirsan Baarlamaanka fadaraalka soomaaliya kana soo jeeda deegaanada Puntland ayaa dhawaan waxa ay soogaareen Puntland kadib markii uu xirmay baar lamaanka 10 kafadhigiisii 1- aad.
Xildhibaan Sadiiq warfaa waxa uu katirsan golaha shacabka ee dowlada fadaraalka soomaaliya waxaana safarkiisa ku weheliya xildhibaano ay kamidyihiin Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waabari iyo xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud xasan.
Hadaba Xildhibaan Sadiiq warfaa waxaa waraystay Wariye xasan Heykal oo ku sugan xarunta daljir Bosaaso ugu horeena waxa uu waydiiyay boqashadooda waxa ay salka ku hayso.
DHEGAYSO
COMMENTS