Xildhibaano katirsan golaha deegaanka ee degmada Bandar-bayla ayaa ku eedeeyey maamul xummo iyo musuqmaasuq maamulka degmada Bandarbayla ee gobolka Karkaar .
Xildhibaan Cabdirashiid Yuusuf Cali ayaa Maxamud Cabdi Ibrahim oo Daljir Boosaaso ku sugan arrimahaasi uga waramay.
COMMENTS
Soo kama fiicnayn in dowlada aad
Lawadaagtaan maxaadse ula xisaabtami waydeen golaha degaanka
Mas samaysey wax xiriir ah maamulka sare ee qardho bal hadii la xiriirtay maxay ku dheheen oo maqal ah
Xildhibaano katirsan golaha deegaanka ee degmada Bandar-bayla Ee
ku eedeeyey maamul xummo iyo musuqmaasuq uu kajiro maamulka degmada Bandarbayla ee gobolka Karkaar .
Waxaaan oranlahaaa Maamulka bardanbeyla waaa inaad u hogaaansataa wax a la idinku eedeeyey oo wax kabadashaan dhaliiilaha la I din so jeediyey thanks Daljir
0907412301