Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay ku kulmaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Xildhibaanada ayaa la sheegay in ay Maanta Cod u qaadi doonaan Heshiiska Isdhaafsiga Maxaabiista Dalalka Soomaaliya iyo India.
sido kale xildhibaanada ayaa ka hadlaya Arimo kale oo xasaasi ah oo dalka quseeya.
COMMENTS