Xarumaha ganacsiga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, waxaana ganacsatada magaaladaasi ay ka cabanayaan lacagaha shillinka Soomaaliga oo lagu soo daray mid been samays ah iyo sicir barar siweyn u saameeyey bulshada kunool Burtinle.
Muuse Cali Jooxaar, oo kamid ah ganacstada magaalada Burtinle ayaa waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay arrimahaasi iyo sida uu xaalka yahay maanta.
DHEGAYSO
COMMENTS