Xisbiga Sincad oo Dangorayo ku qabtay ololaha doorashadda (Sawiro)

Xisbiga Sincad oo Dangorayo ku qabtay ololaha doorashadda (Sawiro)

Xisbi Siyaasadeedka SINCAD ayaa maanta Degmada Dangorayo ee Gobolka Nugaal ku qabtay Oloha doorshadda saddexda degmo ee gobolka Nugaal.

Isu soo baxa xisbiga ayaa waxaa kasoo qayb galay guddoomiyaha guud ee xisbiga Eng Mohamud Khalif Hassan Jabiye, Guddoomiyaha xisbiga gobolka Nugaal, guddoomiyaha xisbiga degmada Dongoroyo iyo taageerayaasha xisbiga ee degmada Dangorayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com