Xisbulah oo u hanjabaad Israa’iil

Xisbulah oo u hanjabaad Israa’iil

Hogaanka sare ee Ururka Xisbulah ayaa sheegay in ay diyaar uyihiin in ay ka jawaabaan weerarkasta oo uga yimaada dowladda Israa’iil oo ay ku eedeeyeen in ay ku xadgudbayaan shacabka.

Israa’iil ayaa dagaal xoogan waxa ay lagashay maleyshiyaadka kooxda mudo haatan laga joogo 13 sano ah.

digniintan ayaa waxaa soo dhaweeyay wasiirka arimaha dibada waddanka Iiraan, waxaan uu sheegay in Xisbulah ay muujisay difaaca sharafta iyo Qaranka Lubnaan.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com