Xoghayaha Cusub ee Dowlada Hoose Garowe oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)

Xoghayaha Cusub ee Dowlada Hoose Garowe oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)

Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland Waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo xilka uu kula wareegayeey Xoghayaha dowladda Hoose ee Garowe Maxamuud Aadan Guure,iyado uu xilka Wareejiyeey Xoghayihii hore ee dowladda Hoose Cabdiqafaar Cabdiraxmaan.

Warbixintan Waxaa inoo diyaarisay Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo Munaasbaada goobjoog ka ahayd

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com