Xoghayaha Isimadda Puntland Suldaan Maxamuud Suldaan Jaamac ayaa lagu abaalmariyey magaalada Boston ee dalka Maraykanka
“Waxaan ku faraxsanahay inaan ku guuleystay #RisingStarAward ee lagu bixiyay ‘Fish Family Foundation 12th Annual Raising Our Voices Breakfast’ oo ay soo qabanqaabiyeen ‘Project Citizenship’ iyo ‘The Fish Family Foundation’ ee magaalada #Boston,“ ayuu yiri Suldaan Maxamuud Suldaan Jaamac.
> Daljir Media


COMMENTS