Xoreynta & mideynta Wasiir Gallan ee gobolka Sanaag kabacdi Puntland maanta maxaa la gudboon?

Marka hore aan mid ku hormarno oo bayaamino. Wasiir Gallan waxaa uu jagada Wasiirka Amniga Puntland hayaa muddo ka yar afar bilood. Afartaas bilood Gallan waxa uu gaaray guul uusan hore gaarin Wasiir Amni oo abidan Puntland soo mara. Waxa uu gaaray guul Madaxweyne Gaas iyo Faroole midkoodna aysan maalin haweysan, maankana aysanba gelin. Waxa … Continue reading Xoreynta & mideynta Wasiir Gallan ee gobolka Sanaag kabacdi Puntland maanta maxaa la gudboon?