Iyadoo uu cirka isku shareeray khilaafkii ka dhashay magacaabistii Guddiga Ansixinta Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland, kuna qayb sameen Musharaxiinta utaagan doorashada Puntland 2019, ayaa waxaa maanta iscasilay xubin ka mid ah Guddigiii uu soo magacaabay madaxweyne kuxigeenka Puntland Injiner C/xaaji Cumar Camey .
Axmed Aadan Carab oo kamid ahaa xubnihii Camey uu magacaabay oo maanta lahadlay Warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay sababta uu xubinimada isga casilay.
Waa markii ugu horaysay ee Puntland khilaaf noocan oo kale ah uu soo kala dhex galo madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa .
Dhegayso.
COMMENTS