Xubin ka tirsan Alshabaab oo isa soo dhiibay

Xubin ka tirsan Alshabaab oo isa soo dhiibay

Ibraahim Sheekh Aadan oo ka tirsanaa Alshabaab ayaa isku soo dhiibay laamaha ammaanka degmada Waajid ee gobolka Bakool.

Ibraahim oo muddo 16 sano ah la shaqaynayay Alshabaab ayaa waqtigiisa inta u badan kusoo qaatey qaybta Jabhadaha .

Mudooyinkii dambe degaanno ka tirsan Koofur galbeed ayaa waxaa iska soo dhiibayay dhalin yaro ka tirsan Alshabaab sida ay ay sheegeen madaxda maamulka Koofur galbeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com