Xubintii Ciyaaraha iyo Asbuucan iyo Ciyaaraha London (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo Asbuucan iyo Ciyaaraha London (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa dib loo ciyaari doona kulamo xiiso badan oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, labada kooxood ee reer London ayaana wada ciyaari doona, waana kulanka asbuucan ugu xiisaha badan. Yuusan ku dhaafin!

Dhanka horyaalka Spain waxaa la ciyaari doona kulamadii ugu xiisaha badnaa isla asbuucaan, waxaana dhibaato xooggan kala haysataa labada kooxood ee Madrid wada deggan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

        

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com