Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Messi & Heshiis Barca? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Messi & Heshiis Barca? (dhegayso)

Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa laga yaabaa in uu saxiixo heshiis cusub oo uu ku qaadan doono gunno qaali ah oo dhan 80 Malyan oo Gani ama Pound, ayada oo rajadu Camp Nou tahay in ay magaca Messi sii lacageeyaan.

Madaxweyne kuxigeenka kooxda AS Monaco, Vadim Vasilyev, ayaa sharaxaad ka bixiyay qaabkii ay kooxaha Arsenal iyo Liverpool ugu dhawaayeen saxiixa xidiga kooxdiisa ee Thomas Lemar saacadihii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com