Xubintii Ciyaaraha: Real Madrid 5-1 Sevilla … Hadana Barcelona? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Real Madrid 5-1 Sevilla … Hadana Barcelona? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana horyaalka Ingiriiska. Kulamo xiiso badan ayay ahaayeen, kooxdii difaacanaysay horyaalka ayaana guuldaro lama filaan ah la kulantay.

Dhanka horyaalka Spain, kooxda Real Madrid ayaa guul raaxo leh gaadhay kahor kulanka adag ee Barcelona ee ku soo fooleh.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

             

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com