Xubintii Ciyaaraha: Waa Puntland fkf Banaadir ee Hadaba waa Kee? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha: Waa Puntland fkf Banaadir ee Hadaba waa Kee? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Tartanka kubadda cagta maamul goboleedyada dalka oo Muqdisho weli ka socda ayaa waxaa wareega afar dhamaadka wada ciyaari doona Benaadir iyo Puntland. Filo kulan xiiso badan oo ha moogaan.

Dhanka horyaalka Ingiriiska, waxaa la ciyaaray kulamo xiiso badan kooxda Manchester United ayaana guushii labaad oo xidhiidh ah gaadhay in kasta oo weli Mancheter City ay dhibco badan ka sareeyaan dariskooda.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

              

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com