Xubnin ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay Hawlgal laga fuliyay Baydhabo

Xubnin ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay Hawlgal laga fuliyay Baydhabo

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ee ku Sugan barta kontroolka Dugaandug Ee Ciidanka ay ka ilaaliyaan Amniga Magaalada Baydhabo ayaa Gacanta kusoo dhigey Cabdirahman Maxamed Xuseen oo Alshabaab katirsan isagoona rabay in uu si dhuumaalaysi ah kusoo galo Magaalada Baydhabo.

Ciidamada Amniga KGS ayaa Hawlaglo ka dhab ag Akshabaab ka waday Xaafado ka tirsan Magaalada laguna beehsanauo Dadka falalka Amni xumo ka geysta Magaaladaas

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com