Kulankan oo ahaa mid ay shirkadaha al ikhlaas , Nugaal iyo al Macaashir ku sagootinayeen qaybtii koowaad ee xujayda oo ka kooban 146 xaaji ayaa Xalay lagu qabtay magaalada garowe #Warbixin : Mahamud Mahamed Jaamac
COMMENTS