XUKUUMADA OO 1 MILYAN UGU DEEQDAY DADKA AY SAAMEYSAY ABAARTA (Sawirro)

XUKUUMADA OO 1 MILYAN UGU DEEQDAY DADKA AY SAAMEYSAY ABAARTA (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Gurmadka abaaraha ayaa dhawaaqay in Xukuumaddu 1 Milyan oo Doollar oo hordhac ah u qoondeysay gurmadka abaaraha.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Guddiga Gurmadka Abaaraha in sida ugu dhaqsiyaha badan caawimaad ula gaaraan deegaannada ugu daran ee abaartu saameynta ku yeelatay.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com