Yemen oo Markale Gantaalo iyo Daroonis ku Weerartay Diyaarad Qaade Mareykanka

Yemen oo Markale Gantaalo iyo Daroonis ku Weerartay Diyaarad Qaade Mareykanka

Waxaa weli socda duqeynta Mareykanku ku wado Yemen, waxaana la soo warinayaa in uu jiro khasaare nafadeed oo rayid ah.

Dhanka Yemen, afhayeen ciidamada Yemen u hadlay daqiiqado kahor waxa uu sheegay in “Ciidamada Yemen ayaa markii labaad wax ka yar 24 saacadood gudahood la beegteen markabka diyaarad qaadaha USS Harry Truman iyo maraakiibta ku gaashaaman gantaalo iyo daroonis, taas oo suurtagalisay in weerar kale oo ay damacsanaayeen la fashiliyo.”

Daljir isha ku hay oo la soco wararkii ugu danbeeyey ee weerarada ka dhanka ah Yemen.

> Daljir Media

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com