Daroon nooca MQ-9 Reaper ayaa ciidamada Yemen sheegteen in ay soo rideen saacado kahor. Waa MQ-9-tii 18, laakiin wadarta ay soo rideen tan iyo bilowgii hawlgalkaan waa 19 daroon oo Mareykan.
Ciidamada Mareykanka ayaa weli wada duqeymaha Yemen, sida wargeyska New York Times qoray asbuucii hore (https://www.facebook.com/share/p/16LtSh7rKY/) hub khasaara ma aha e wax khasaare oo weyn oo illaa iyo hadda la gaarsiiyey Yemen ma jiro. Badda Cas ayaa ayana weli banadan oo xataa maraakiibta dagaalka Mareykanku aysan kun KM ka yar Yemen u soo jirsan karin.
> Daljir Media
COMMENTS