Yemen ayaa hadda war ka soo saartay hawgallo ay saaka fuliyeen ayna kamidyihiin gantaal xawaaraha sare oo ay ku garaaceen gegida diyaaradaha Tel Aviv ee Ben Gurion iyo maraakiibta Mareykanka ee jooga Badda Cas oo ay ayana gantaalo ku garaaceen.
> Daljir Media
COMMENTS