DEGAANKA MARKAD | CALMADOW | NIN HUBAYSAN AYAA KU DILAY HOOYO UURLEH IYO WIIL AY DHASHAY OO 8-JIR AH

HomeWararkaMaqaalo Kale

DEGAANKA MARKAD | CALMADOW | NIN HUBAYSAN AYAA KU DILAY HOOYO UURLEH IYO WIIL AY DHASHAY OO 8-JIR AH

Siciid Axmed Maxamed oo ah aabbaha qoyska ayaa Daljir u sheegay in ninka xaaskiisa iyo wiilka dilay uu xalay reerka marti ahaan ugu hoyday, maantana uu guriga u hargalay, hargal kabacdina uu falka dilka ah gaystay.

TARTAN & TACLIIN oo galay wareeggii 2aad (dhegayso)
Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 5aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Siciid Axmed Maxamed oo ah aabbaha qoyska ayaa Daljir u sheegay in ninka xaaskiisa iyo wiilka dilay uu xalay reerka marti ahaan ugu hoyday, maantana uu guriga u hargalay, hargal kabacdina uu falka dilka ah gaystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0