GALBEEDKA SITTI OO DAGAAL QARAAR MAANTA DIB UGA BILAABMAY

HomeWararkaMaqaalo Kale

GALBEEDKA SITTI OO DAGAAL QARAAR MAANTA DIB UGA BILAABMAY

Ciidamada gaarka ah ee kililka Canfarta ayaa saaka weerar balaadhan kusoo qaaday degmooyinka Dhuunyar iyo Daymeed ee galbeedka gobolka sitti halkaasoo difaac ay kala hor tageen ciidamada liyuu booliska ee deegaanka soomaalida Diwaanka wararka | Daljir Media

Heestii Daahfur iyo Mashruuca Ballaarinta Dekedda Boosaaso (DAAWO)
Brussels EXPO: Wasiir Cabdiraxmaan “Soomaaliya Malaayiin Doolar bay Hal Nooc oo Kalluunka ah ka Heli kartaa”
MUQDISHO | Hooyo lava caruur ah oo ay dhashay gawracday oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidamada gaarka ah ee kililka Canfarta ayaa saaka weerar balaadhan kusoo qaaday degmooyinka Dhuunyar iyo Daymeed ee galbeedka gobolka sitti halkaasoo difaac ay kala hor tageen ciidamada liyuu booliska ee deegaanka soomaalida

Diwaanka wararka | Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0