Markab dagaal oo Turkigu leeyahay oo ku soo Xertay Dekadda Muqdisho

HomeWararka

Markab dagaal oo Turkigu leeyahay oo ku soo Xertay Dekadda Muqdisho

Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ku soo xirtay Markab dagaal oo uu leeyahay dalka Turkiga. Wadooyinka soo gala Dekadda magaalad

Midowga Afrika oo mar kale ka hadlay xiisadda Somalia iyo Itoobiya
Shaqsi hubka ka iibin jiray Alshabaab oo la Xukumay
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ku soo xirtay Markab dagaal oo uu leeyahay dalka Turkiga.

Wadooyinka soo gala Dekadda magaalada Muqdisho ayaa xiran, waxana lagu wadaa in markabka dushiisa ay tagaan madax ka tirsan Dawladda Federaalka.

Dawladdu Federaalka Soomalaiya ma faahfaahin ujeedka ciidanka badda ee Turkiga ee maantasoo gaatay xeebra Muqdisho, waxaase jira heshiis dhawaan ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo dhigayay in biyaha Soomaaliya ay Turkidu ilaaliyaan.

Heshiis kan ayaa yimid kaddib markii Dawladda Federaalku ka carootay heshiis kii is af garadka ahaa ee kowdii janaayo Addis Ababa ku dhexmaray Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abye Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo dhigayay in Itoobiya laga siiyo saldhig iyo dekad badda xeebaha Soomaaliya .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0