Kusoo dhawaada oo nala dhagaysta Barnaamijka Mawjadaha Baraarugga ee aanu todobaadkan idiinku talo-galnay oo ku saabsan: Sidee diiwaan galin sharciyeed oo waafaqsan xeerka ganacsiga kaalin ugu yeelan karaa horumar ganacsiga haweenku uu sameeyo?
Barnaamijku waa barnaamijkiinnii ee kasoo qayb gal wanaagsan.
Dhegayso.
COMMENTS