Category: Maqaalo Kale
-
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Maryan Ahmed Ali
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Dr Maryan Ahmed Ali ee Shirka Saddex bilood laha ee isku xirka bahda Caddaalada oo Maanta Garowe ka furmay Diwaanka wararka | Daljir Media
-
Wasiirka Wasaaradda, Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta Dawlada Puntland…….
Wasiirka Wasaaradda, Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dawlada Puntland Maxamed Cabdiwahaab Axmed ee Shirka Saddex bilood laha ee isku xirka bahda Caddaalada oo Maanta Garowe ka furmay Diwaanka wararka | Daljir Media
-
War-murtiyed : Wasiirka Wasaaradda, Cadaaladda, Arrimaha Diinta Puntland oo Faah Faahin………
Wasiirka Wasaaradda, Cadaaladda, Dastuurka, Arrimaha Diinta iyo Dhaqancelinta Dawlada Puntland Maxamed Cabdiwahaab Axmed oo Faah Faahin ka bixiyey Waxa uu ku saabsan yahay Shirka Saddex bilood laha ee isku xirka bahda Caddaalada oo Maanta ka furmay Magaalada Garoowe Diwaanka wararka | Daljir Media
-
MUQDISHO | Wiil lagu magacaabo Cabdiraxmaan ayaa xalay lagu dilay duleedka muqdisho
MUQDISHO | Wiil lagu magacaabo Cabdiraxmaan ayaa xalay lagu dilay duleedka muqdisho waxaana dilay saaxiibkii oo hada isaguna dhaawaca ah Diwaanka wararka | Daljir Media
-
Gudoomiye Ku xigeenka degmada Burtinle oo shir jaraaid qabtay ayaa ka hadlay xaalado ka jira degmada
Gudoomiye ku xigeenka degmada Burtinle Cabdidaahir Jaamac Canjalaf oo Shir jaraaid ku qabtay degmada Burtinle ayaa Shacabka degmada Burtinle ee soo doortay ugu baaqay isku duubni Wasaarada Arimaha gudaha Puntland na ka codsaday inay uga jawabaan arimaha uu shirka jaraaid kaga hadlayo iyo dukumintigi uu u soo gudbiyey lana qabto kala fadhigii golaha degaanka silooga…
-
SHIRWEYNAHA 5-AAD EE URURKA WARBAAHINTA PUNTLAND MAP
-
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dawlada Puntland Cabdirixman Ahmed ( Habarwa )ee.
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dawlada Puntland Cabdirixman Shiikh Ahmed Cabdulle (Habarwaa ) ee Shir Waynaha Shaqa abuurka Dhalinyarada Puntland oo kusoo gabagaboobay Garoowe Diwaanka wararka | Daljir Media
-
SHIRWEYNAHA SHAQO ABUURKA DHALINYARADA PUNTLAND
-
War-Murtiyeedka laga soo saaray Shir Waynaha Shaqa abuurka Dhalinyarada Puntland
-
MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA BANAADIR OO DHAGAYSATAY KIISKA SAYID CALI
Maxkamada racfaanka gobolka banaadir ayaa maanta dhagaysatay dacwada loo haysto eedaysane Sayid Cali oo horay xukun dil ah ugu xukuntay maxkamada gobolka banaadir Diwaanka wararka | Daljir Media
-
GALBEEDKA SITTI OO DAGAAL QARAAR MAANTA DIB UGA BILAABMAY
Ciidamada gaarka ah ee kililka Canfarta ayaa saaka weerar balaadhan kusoo qaaday degmooyinka Dhuunyar iyo Daymeed ee galbeedka gobolka sitti halkaasoo difaac ay kala hor tageen ciidamada liyuu booliska ee deegaanka soomaalida Diwaanka wararka | Daljir Media
-
MUQDISHO | Hooyo lava caruur ah oo ay dhashay gawracday oo gacanta lagu soo dhigay