Category: Maqaalo Kale
-
Garoowe: Wasiirka Warfaafinta Puntland “Mowqifka Puntland ee Difaaca Sool waxba iskama bedelin
Garoowe: Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir “Mowqifka Puntland ee Difaaca Sool waxba iskama bedelin, sidii baa diyaar loogu yahay, Sh Ummal isna waan ka raali gelinayaa hadalkii aan hore u dhahay.” Waraysi xarunta Daljir ee Garoowe Diwaanka wararka | Daljir Media
-
WAA MAXAY FARQIGA U DHEXEEYA FARMAAJO IYO XASAN SHEEKH? | WARAYSI RUQIYO ADAN SAMATAR
Wareysi xiiso badan iyo Ruqiyo Aadan Samatar oo aan ka waraysanay xaalka siyaasadeed ee dalka, madaxda Soomaalida iyo meesha Xasan Sheekh uu dalka u wado Diwaanka wararka | Daljir Media
-
PUNTLAND OO LOO SHEEGANAYO DAYN AY LEEYAHAY GANACSATO FULIYEY QANDARAASYO LAGU BIXIYEY JPLG
Dowladda Puntland oo loo sheeganayo dayn ay leeyihiin ganacsato fuliyey Qandaraasyo lagu bixiyey mashruuca JPLG oo laga fuliyey degmooyin ka tirsan Puntland Diwaanka wararka | Daljir Media
-
SHIRKADAHA KA SHAQEEYA DHISMAYAASHA DEGMOOYINKA SIDA MASHRUUCA JPLG AYAA KA CABANAYA DHAQAALE KA MAQAN
WAR-MURTIYEED: shikaddaha ka shaqeeya dhismayaasha horumarinta degmooyinka sida mashruuca #JPLG ee laga hirgaliyo deegaanada Puntland iyo dhismayaasha kale ee horumarinta Bulshada, ayaa ka cabanaya dhaqaale kamaqan Diwaanka wararka | Daljir Media
-
DAAHIR MAXAMED FAARAX ( ANWEYLOOD)
Waxaan leenahay Dowladda haka jaawaabto codsigeen oo hanooga soo jawaabto sida ugu dhaqsiyaha badan Diwaanka wararka | Daljir Media
-
CABDIRISAAQ JAAMAC CALI | OO KA SOCDA SHIRKADA QUULE COMPANY
Madaxwayne adoo mahadsan waxaa doonaynaa in aqbsho codsigeena oo aad nala hadshaan” Cabdirisaaq Jaamac Cali oo ka socda shirkada Quule Company Diwaanka wararka | Daljir Media
-
MARTISOOR NAIROBI | Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Omar Cabdisamad Yuusuf Dhuux,
MARTISOOR NAIROBI | Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland Omar Cabdisamad Yuusuf Dhuux, ayaa ka hadlay Qorshaha waxqabad ee Wasaaradiisa, dhoofka Xoolaha Puntland, Safarkoodii Ethiopia, aqoonsi kala noqoshada DFS iyo arimmo kale ayuu ka hadlay | Abdinasir Ibrahim Mohamed ayuu Nairobi ugu waramay Diwaanka wararka | Daljir Media
-
XILDHIBAAN ABIIB OO LA KULMAY WAAXDA WORLD BANK EE DABAGALKA MASHAARIICDA IYO LA DAGAALANKA MUSUQA
Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Xildhibaanada iyo Senatarada labada gole salaan sharaf mudan iga guddooma. Sida aan hore idinku wargaliyey maanta oo taariikhdu tahay April 18, 2024 waxaan la kulmay Madaxdii World Bank Integrity Vice Presidency (INT) oo si fiican oo sharaf leh ii soodhaweeyey. Kulankii aan wada lahayn si qurux badan oo hufan buu noogu…
-
DEGAANKA MARKAD | CALMADOW | NIN HUBAYSAN AYAA KU DILAY HOOYO UURLEH IYO WIIL AY DHASHAY OO 8-JIR AH
Siciid Axmed Maxamed oo ah aabbaha qoyska ayaa Daljir u sheegay in ninka xaaskiisa iyo wiilka dilay uu xalay reerka marti ahaan ugu hoyday, maantana uu guriga u hargalay, hargal kabacdina uu falka dilka ah gaystay.
-
Muqdisho Banaan bax looga soo horjeedo in laga guuro xaafada dab damiska oo maanta halkasi kadhaca
-
Dagaalo kharaar oo ka socda galbeedka Gobolka Sitti ee DDS
Dagaalo kharaar oo ka socda galbeedka Gobolka Sitti ee DDS | Dagaal u dhexeeya Canfarta iyo Soomaalida ayaa ka socda galbeedka Sitti, waxaana jira jab xoogan oo la gaadhsiiyey ciidamada kililka canfarta | Wariye Jamarti Diwaanka wararka | Daljir Media
-
GAROOWE | GARSOORKA PUNTLAND OO ISBEDEL KU SOCDO IYO MAXKAMADA DEREJADA 1AAD OO LA HORUMARIYEY