Waa Taxanaha 2aad ee BARNAAMIJKA Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga. Maanta waxa aan diiradda saareynaa COVID-19 iyo “waa maxay Cudurka Covid-19 iyo sidee layskaga badbaadin karaa oo carruurteena iyo dhamaan bulshadeena uga badbaadin karnaa?”
Waxaa marti noogu ah Datoor Dhagacadde madaxa cisbitaalka weyn ee GMC, Xasan Wardheere Warsame, Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Mudug, iyo Dahabo Maxamed Barre, Madax Wacyigelinta Gobolka.
Hoos kaga bogo
COMMENTS