Halkan waa xeebta Bosaaso ee magaalada ganaciga Puntland, hadda se daris la noqotay nadaafad xumo iyo qashin buuxdhaafshay xaaxiga xeebta. Waxaa hareeraha xeebtu deegaan u tahay dad danyar ah, waxaana u soo dalxiis taga dadka magaaladda iyo kuwa magaalada ku cusub.
SU’AASHA MAANTA: AAWAY DADKII DALKA LAHAA & MAAMULKII ILAALINTIISA LOO IGMADAY?
Warbixinta wariye Maxamed Lakiman ayaa inoo haya.
COMMENTS