Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Mawjadaha Baraarugga ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Muhiimada haweenka ay uleedahay in ay ku baraarugaan jiritaanka halista Covid-19.
Barnaamjka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal oo jooga Garoowe.
Halkan kaga bogo.
COMMENTS