Kusoo dhawaada daawadayaal iyo dhegaystayaal barnaaj gaar ah oo aan uga hadlayno xaquuqda Aaadanaha ilalainta , Xuquuqda aasaasiga ah ee shaqsiga, isla xisaabtan dadweyne & masuuliyad shaqsi waa midda lagu gaari karo xuquuq bini’aadanimo oo lama taabtaan ah |
barnaamijkan ayaa noqon doona mid taxne ah, qeybta 1aad ee barnaamjka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal oo Garoowe jooga.
COMMENTS