Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. Hadaba Taxanaha 97aad waxaana soojeedinaysa Xaawo Axmed.
Dhegayso.
FAALLOOYIN & FALCELIN