Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 113aad)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 113aad)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Hadaba (Taxanaha 113aad ee BARAARUGA HAWEENKA waxa uu ku saabsanyahay todobaadkan, Sida looga shaqeysiiyo dhigaalka ganacsigu loo sameeyo ama loo keydiyo, waxaana soojeedinaysa Xaawo Axmed.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com