GAALKACYO | Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Sanadka 2024 waxaa lasoo gabagabaynayaa 22 ka

Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Sanadka 2024 waxaa lasoo gabagabaynayaa 22 ka bishan May, waxaa Tartanka kama danbaysta ah isugu soo haray labada Iskuul ee Boosaaso Public School iyo Maxamed Cawaale Secondary School-Boosaaso. Haddaba qaar kamid ah shacabka Gaalkacyo ayaanu microphone ka la dhex qaadnay si ay aragti uga dhiibtaan Tartanka ay isku arkayaan labada Iskuul ee waaweyn

Diwaanka wararka | Daljir Media

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com