WARAYSI ABUKAR ARMAN: ISBADALADA WAAWEYN EE ADDUUNKA IYO SAAMAYNTOODA SOOMAALIYA

WARAYSI ABUKAR ARMAN: ISBADALADA WAAWEYN EE ADDUUNKA IYO SAAMAYNTOODA SOOMAALIYA

Waraysi faahfaahsan oo aan la yeelanay aqoonyahan marna ah siyaasi Abukar Arman kuna saabsan isbedeladda waaweyn ee adduunka ka socda ee quwadaha waaweyn iyo kuwa dhexe.

Wax badan oo aan hore loo ogayn baa iftiinka u soo baxay laga soo bilaabo 7 Akoobar, waraysiguna waxa uu faahfaahinayaa loolanka quwadaha waaweyn ee adduunka iyo waxa lala damacsanyahay kuwa aan awoodda lahayn oo dalkeena Soomaaliya kamid yahay.

Waxaa waraystay Khadar Cawl.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com