Israa’iil oo holcaysa, Talabiib illaa Jerusalem

Israa’iil oo holcaysa, Talabiib illaa Jerusalem

Madaxweynaha Turkiga Erdogan, oo sheegta in uu yahay walaal dhow oo Soomaalida, ayaa isla markiiba amray gurmad dabdamis iyo taakulayn daawo.

Dhanka Qasa, Erdogan ayaan illaa iyo hadda amrin in loo gurmado shacabka Qasa oo bishii labaad laga xannibay iyo wax biyo, cunno ama daawo ahi aysan u soo gali karin, dadkuna gaajo iyo macaluul ay u dhimanayaan.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com