Yaman oo duqeysay Talabiib, xirtayna Gegida Diyaaradaha Ben Gurion

Yaman oo duqeysay Talabiib, xirtayna Gegida Diyaaradaha Ben Gurion

Gantaal nooca xawaaraha sare ayey Yaman la beegsatay Gegida Diyaaradaha Ben Gurion, kaas oo toos u abbaaray gegida sababeyna in eeraboorka la xiro. Yaman ayaa digniin u dirtay diyaaradaha caalamka ee ka soo dega gegidaas in aysan dib danbe u isticmaalin Ben Gurion.

Shacabka Is>raa-iil ayaa aad uga cabanaya hawlgalka Mareykanka ee ka dhanka ah Yaman ayaga oo leh, duqeynta Mareykanku waxba tarimayso oo Yaman annagay naguu ciil-baxaysaa. Markasta oo Yaman ay gantaal la beegsato Talabiib waxaa godadka dhulka hoostiisa ee looga gabado gantaalada gala dad ka badan 2 milyan oo qof.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com