HOGGAAMIYAHA DAWLAD GOBOLEEDKA SSC-KHAATUMO OO KULAN LA YEESHAY KU-SİMAHA DANJIRAHA NORWAY EE SOOMAALIYA.

HOGGAAMIYAHA DAWLAD GOBOLEEDKA SSC-KHAATUMO OO KULAN  LA YEESHAY KU-SİMAHA DANJIRAHA NORWAY EE SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Md Cabdiqaadir Axmed AW-Cali, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay ku-simaha Danjiraha Dowladda Norway ee Soomaaliya, Mudane Carsten Carlsen.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha nabad-dhiska, horumarinta siyaasadeed, barnaamijyada xasillinta, iyo iskaashiga mustaqbalka ee u dhexeeya labada dhinac.

Kulanka wuxuu qayb ka yahay dadaallada SSC-Khaatumo ay ku xoojinayso xiriirka caalamiga ah iyo horumarinta deegaannada ay mas’uulka ka tahay.

Daljir SSC-Khaatumo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com