Dowladda Hoose ee degmada Laascaanood ee caasimadda maamulka SSC-Khaatumo ayaa Amar kusoo saartay in 3 cisho gudahood dadka dhaqda Dameeraha ay gudaha magaalada kaga saaran dameeraha.
COMMENTS